Al Assima Hospital has got several facilities and departments through which health care is
provided to the people in Somalia
The Department of Medicine at Alassima Hospital has a best patient care facilities in the most affordable way to the people of the region.
Alassima Hospital having a team of experienced Obstetricians and Gynaecologists, providing a wide range of Diagnostic, Therapeutic, Surgical and Counselling for Women across all age groups.
Amanah Islamic Insurance is an insurance company Somalia and Kenya establishment towards the end of 2017.
BARAKA TAKAFUL INSURANCE Ltd was founded as limited company in 2018. BARAKA INSURANCE provides cooperative insurance
A patient may need emergency medications at unexpected times. Available around the clock, our well stocked pharmacy ensures that the patient’s bystanders do not have to bear the burden of taking medicines late hours as well as delays in treatment due to unavailability of medicines.
Muddo 15 sanno ah waxaa igu taalay buro , waxaan soo booqday isbitaalka Alcaasima, waxaa la ii geeyay dhaqtarka qaliinka waa lagu guulasytay hadana waan caafimaad qabaa alx, waxaan u mahad celinaa shaqaalaha isbitaalka Alcaasima oo qaliinka igu sameeyay waa ku mahadsanyihiin.
Waxaan ku suganahay isbitaalka Alcasima waxaan aad oga helay qaybta bukaan socodka habeenkii waxaan ahay qof maalintii ku mashquulsan hawlahayga shaqo, waxaaan aad ugu faraxsanahay in la iga haqab tiray baaritaanayda, waxaan ka helay dhaqtarkaan u baahnaa, markaa waxaan leeyahay kusoo dhawada isbitaalka.
halkaan waxaan uga mahcalinayaa maamulka Isbitaalka Alassima fursadaan qaaliga oo bukaan socodka habeenkii ah oo aan ka mid ahay dadkii ka faaidaystay . Waxay fursadaan aad u anfacaysaa dadka maalintii shaqeeya oo isbitaalada aadi karin maalintii . Mahadsanidiin
Maantay waxaan u mahad celinaynaa Alle SWT oo noo sakhiray in maantay barnaamijkan aan faaidaysi caafimaad ah aan ka helnay isbitaalka Alcaasima oo aan ka helnay caafimaad free ah, waxaana ka faaidaystay ardayda iskuulka Jabuuti iyo macalimiinta dhamaan iskuulka Jabuuti aad iyo aad ayaana ugui mahad celinaynaa isbitaalka Alcasima.
Al Assima Hospital envisions being the health care center of excellence where the people living in Somalia can get the highest quality and most affordable healthcare.
Free call 24/7
+252 61 0940099
Tree Piano Maka-Almukarama,
Mogadishu, Somalia
© Copyright Alassima Hospital. Developed by Garaadso Technology